Shirkii Dimoqraadiga ee ka socda xarunta Wells Fargo ee magaalada Philadelphia ayaa xalay lasoo geba gebeeyey. Hillary Clinton ayaa aqbashay inay noqoto musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga.
Sawirrada Shirkii Dimoqraadiga

5
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo shirka ka qeyb galaya. Philadelphia, July 27, 2016. (A. Shaker/VOA)

6
Taageerayaasha Hillary Clinton iyo kuwa Bernie Sanders. July 26, 2016.

7
Madaxweyne Bill Clinton oo shirka ka hadlaya. Philadelphia, July 26, 2016 (A. Shaker/VOA)

8
Boor taageero loogu muujinayo Bernie Sanders. Philadelphia July 25, 2016 (A. Shaker/VOA)