Shirkii Dimoqraadiga ee ka socda xarunta Wells Fargo ee magaalada Philadelphia ayaa xalay lasoo geba gebeeyey. Hillary Clinton ayaa aqbashay inay noqoto musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga.
Sawirrada Shirkii Dimoqraadiga

1
Hillary Clinton oo aqbashay musharaxnimada xisbiga dimoqraadiga. Philadelphia, July 28, 2016. (A. Shaker/VOA)

2
Wufuudda ka qeyb gashay shirka. Philadelphia, July 28, 2016 (A. Shaker/VOA)

3
Senator Bernie Sanders. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

4
Taageerayaasha Sanders. Philadelphia July 25, 2016 (A. Shaker/VOA)