Shirkii Dimoqraadiga ee ka socda xarunta Wells Fargo ee magaalada Philadelphia ayaa xalay lasoo geba gebeeyey. Hillary Clinton ayaa aqbashay inay noqoto musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga.
Sawirrada Shirkii Dimoqraadiga

9
Taageerayaasha Sanders oo banaanbaxaya. Philadelphia, July 26, 2016 (A. Shaker/VOA)

10
Xarunta Shirka uu ka dhacay. Philadelphia, July 26, 2016. (Mia Bush/VOA)

11
Duqa magaalada Baltimore, Stephanie Rawlings-Blake. Philadelphia, July 26, 2016 (A. Shaker/VOA)

12
Marwada koowaad ee Mareykanka, Michelle Obama. Philadelphia (A. Shaker/VOA)