Madaxweynaha Kenya William Ruto oo ka hadlayay Shir Madaxeedka 24-aad ee Caadiga ah ee Madaxda dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa sheegay in isaga, Madaxweynaha Uganda, Madaxweynaha Soomaaliya , iyo Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya ay kulan yeelan doonaan...