Donald Trump ayaa maanta oo Isniin ah loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha 47-aad ee dalka Mareykanka, halka JD Vance loo dhaariyey madaxweyne ku-xigeen, munaasabad dhacday caasimadda Washington DC, January 20, 2025.
Kuwo kale