Washington —
Kusoo dhowaada barnaamij gaar ah oo aan ku eegeyno saameynta iyo taageerada dowladda Mareykanka ee Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya iyo filashada laga qabo nidaamka cusub ee madaxweyne Trump.
Barnaamijkaan ayaa dul istaagi doona arrimaha siyaasadda, diblomaasiyadda iyo amniga Gobolka Geeska Afrika. Wax magaalada Muqdisho ku soo diyaariyay Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.
Madal