Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sudan oo looga dhawaaqayo dowlad cusub


Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in Suudaan ay yeelato dowlad cusub, ka dib markii ciidamada Suudaan ay si buuxda gacanta ugu dhigeen caasimadda Khartuum.

Madaxa ciidamada Suudaan, Cabdel Fattaax al-Burhaan, ayaa dhowaan sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad xilliga dagaalka ah oo ay hoggaaminayaan khubaro, taasoo hoos u dhigtay walaacii laga qabay in militarigu uu talada isku koobto.

Haddaba, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa xaaladda Suudaan ka wareystay Axmed Cabdi Xasan (Axmed Suudaani), oo ah Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan, ahna ku simaha safiirka. Wuxuu ugu horreyn weydiiyay xaaladda caasimadda Suudaan.

Sudan oo looga dhawaaqayo dowlad cusub
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG