Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo mar kale maanta loo dhaarinayo madaxweyne


Caleemo-saarka Trump
Caleemo-saarka Trump

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah lagu caleema-saaro Aqalka Congress-ka ee Capitol Hill ee magaaladan Washington DC.

Xafladda Caleema-saraaka ayaa waxaa ka qeybgalaya marti sharaf isaga kala timid caalamka iyo gudaha Mareykanka.

Saacado ka hor inta aanan xilka loo dhaarinin, ayuu madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump waxa uu xalay magaalada Washington D.C kula hadlay kumannaan ka mid ah taageerayaashiisa.

Maxamed Colaad Xassan ayaa noo soo koobaya warbixin ay munaasabadaas iyo sida ay u dhaceyso xafladda caleema-saarka ee maanta ka qortay VOA-da.

Trump oo mar kale maanta loo dhaarinayo madaxweynaha Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG