Qubanaha VOA waa barnaamij Tilifishan ah oo 5 cisho ay VOA idiin soo gudbiso. Barnaamijkan oo 30 daqiiqo ah waxaan idiin ku soo gudbinaa wararka Soomaaliya iyo Caalamka, warbixinno kale duwan iyo waliba wararka Tiknoolajiyadda, caafimaadka, ciyaaraha iyo qodobbo kale.