Ra'isul Wasaaraha Soomaaliyaa Xamza Cabdi Barre oo ku sugan magaalada New York, ayaa VOA u sheegay in khubadda uu ka jeedin doono shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu diiradda ku saari doono xaaladda Soomaaliya ee dhinacyada amniga, oo uu sheegay in horumar weyn laga sameeyay.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggamainayo ayaa maalmahan ku sugan magaalada New York, isagoo ka qeybgalaya shirka Golaha Guud ee QM ee sannadkan.
WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa Xildhibaan Aamina Maxamed Mursal (Aamina Eelaay) oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaya Danjire Cabdiraxmaan Nuur Maxamed (Diinaari). Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran oo ay soo diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal (Isaaq Fanax) oo booqasho ku jooga magaalada Washington D.C. ayaa sheegay in wasaaraddu waddo qorshaha lagu fuayo qunsuliyadda safaaradda ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minesota.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya, soona noqday Madaxweynaha Puntland.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid qeybtii labaad ee wareysi ay barnaamijka Caweyska Washington siisay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale oo ka hadlaysa sheekooyin xiisa leh.
Madaxda militariga ee ka socda Ururka Dhaqaalaha Galbeedka Afrika (ECOWAS) ayaa lagu waday inay Arbacada wadahadal ku yeeshaan caasimadda Nigeria ee Abuja oo ku saabsan afgambigii todobaadkii hore ka dhacay Niger.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi uu barnaamijka Caweyska Washington siiyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Inj. Faysal Cali Waraabe
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa marti u ah Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aaden (Taliye Shub) oo ka sheekeynaya jacaylka, xilliga uu qofka ku dhaco, inuu isaga waligii jacayl ku dhacay iyo in kale, iyo sidoo kale fanaanka uu ugu jecel yahay heesihiisa.
WASHINGTON — Dhageysteyaal kusoo dhowaada Barnaamijkii Caaweyska Washington waxaa inoo soo diyaarisay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.
Mudaaharaadyo ayaa maalintii shanaad kasii socda qaar ka mid ah magaalooyinka iyo tuulooyinka dalka Fransiiska kuwaaso ka dhashay ka dib markii ay boolisku dileen wiil dhallinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Aljeeriya.
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii shalay hor tagay maxkamad federaali ah oo ku taalla magaalada Miami ee gobolka Florida, iyadoo lagu soo eedey 37 dacwadood.
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii kasoo hor muuqday garsoore federaali magaalada Miami ee gobolka Florida.
Kuwo kale