Wareysi: Kaalinta bulshada rayidka ah ee shir-madaxeedka Mareykanka iyo Afrika
Hassan Shire
Washington —
Shir-madaxeedka hoggaamiyeyaasha Mareykanka iyo Afrika ee ka socda magaalada Washington ee caasimadda Mareykanka ayaa dadka ka qayb galaya waxaa ka mid Xasan Shire Sheekh, oo ah guddoomiyaha difaacayaasha xuquuqda aadanaha Africa oo xaruntoodu tahay magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Caasha Ibraahim Aadan ayaa Xasah Shire ku wareystay khadka taleefanka, wuxuuna uga warramay shirkan iyo kaalinta difaacayaasha xuquuqda aadanaha.
Your browser doesn’t support HTML5
Kaalinta bulshada rayidka ah ee shir-madeexdka Mareykanka iyo Afrika.mp3