Maraykanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Soomaalida Mareykanka Sebtembar 17, 2022 Farah Ali Washington — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdigiisa ayaa xalay la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Washington DC iyo gobollada ku hareeraysan. Goobta uu ka socdo klaunka madaxweynaha iyo jaaliyadda waxaa ku suganaa weriyaha VOA-da Maxamed Colaad Xasan, wuxuu khadka telefoonka ugu warramay Cabdixakiin Maxamuud Shirwac. Your browser doesn’t support HTML5 Madaxweyne Xasan SHeekh oo la kulmay jaaliyadda Mareykanka.mp3