Soomaaliya ILEYSKA VOA: Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Sebtembar 02, 2024 Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed Arag Fikradaha Muqdisho — Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethiopia, keenista ciidamo ka socda Masar, iyo Djibouti oo soo bandhigtay hindise ay dooneyso in lagu xalliyo mushkiladda taagan. Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya. Your browser doesn’t support HTML5 ILEYSKA VOA: Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya