Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dareenka Yurub iyo cabsida ay ka qabaan madaxtinimada Donald Trump afarta sana ee soo socota.
Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Ileyska VOA: Cabsida Yurub ay ka qabto madaxtinimada Trump