Faaqidaadda: Maal-gashiga qurbo-joogta ee Soomaaliya

Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay maalgashiga qurba-joogta Soomaaliyeed ee dalka iyo caqabadaha haysta.

Waxaa diyaariyay wariyaha VOA ee Muqdisho, Xasan-Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Maal-gashiga qurbo-joogta ee Soomaaliya