Soomaaliya Bandhigga VOA: Soomaalida iyo horumarka teknoolojiyadda Jannaayo 09, 2025 Arag Fikradaha Hargeysa — Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay horumarka ay Soomaalida ka gaareen teknoolojiyadda iyo sida isticmaalkeeda ay qeyb uga noqotay nolosha bulshada. Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur. Your browser doesn’t support HTML5 Bandhigga VOA: Soomaalida iyo horumarka teknoolojiyadda