Ankara —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan heshiiskii ay 11-kii bishan Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Ethiopia.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo haysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Heshiiskii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya