Aragtida Soomaalida ee xiriirka Afrika iyo Mareykanka
Washington —
Madaxweyenaha Maraykanka Joe Biden ayaa isugu yeeray madaxda dawladaha Afrika, shirkaasina wuxuu maanta ka furmay magaalada Washington DC ee caasimadda dalka Mareykanka.
Haddaba dadweynaha Soomaalida ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xiriirka Afrika iyo Maraykanka, iyo waxa uu la qaban karo Soomaalida.