Laascaanood —
Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa bisha Ramadaan ku soo batay ganacsiyada yaryar ee ka furmay suuqyada iyo laamiyada magaalada.
Wariyaha VOA-da ee Laascaanood, Cabdikariin Olol, ayaa haddaba warbixin la xiriirta arrintaas inoo haya.
Your browser doesn’t support HTML5
Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan