Kaalmada Mareykanka ee Ukraine

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka ayaa dib u bilaabay gargaarkii militari ee uu u fidin jiray Ukraine, isagoo u sii marinaya Poland. Tallaabadan ayaa dib ugu soo laabatay heerarkii hore kaddib wadahadallo diblomaasiyadeed oo ka dhacay Sacuudi Carabiya, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Poland Arbacadan.