Shaqaalo dhimista dowlada Mareykanka
Your browser doesn’t support HTML5
Waaxda Waxbarashada ee Mareykanka ayaa Talaadadii ku dhawaaqday inay shaqada ka ceyrin doonto in ka badan 1,300 oo shaqaale ah, iyadoo kala bar dhimeysa shaqaalaheeda. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshaha ballaaran ee madaxweyne Trump uu ku doonayo in lagu dhimo dowladda federaalka.