Wareysiga Maxamed Cigaal
Your browser doesn’t support HTML5
Washington, D.C., waxaa ka dhacay shirka NLC oo ay ka qeybgalayeen madaxda Congress-ka iyo maayarrada magaalooyinka Mareykanka. Dadka ka qeybgalay waxaa ka mid ah Maxamed Cigaal, oo ah duqa degmada SeaTac ee gobolka Washington. Maxamed Cigaal ayaa nagu soo booqday VOA.