Midowga Yurub oo ka aargutay Mareykanka
Your browser doesn’t support HTML5
Midowga Yurub ayaa maanta ku dhawaaqay tallaabooyin ganacsi oo aargudasho ah, iyagoo soo rogay cashuuro cusub oo lagu kordhinayo badeecadaha warshadaha iyo wax-soo-saarka beeraleyda Mareykanka.