Shariif oo dhaliilay dowladda federaalka

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inaysan diyaarsan qorshe ciidan oo looga hortagi karo weerarrada Al-Shabaab.