Caweyska Washington: Loollankii Fanka iyo Sirdoonkii Dalka

Jeeniqaar

Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan wareysi uu barnaamijka siiyay Gaashaanle Cabdiraxmaan Cumar Warsame oo loo yaqaan Jeeniqaar. Waxaa soo saartay soona jeedinaysa Caasha Ibraahim Aaden (Caasha Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington