Caweyska Washington: Fannaan Maxamed Fitamiinoos

  • Jacfar Kukay

Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaan toddobkaan marti ku ah fannaanka Maxamed Faarax Xuseen (Fitamiinoos) oo deggan dalka Masar. Waxaa soo saaray soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington