Soomaaliya Martida Makrafoonka: Wasiir Cilmi Maxamuud Nuur Desembar 14, 2024 Dr. Elmi Nuur Arag Fikradaha Muqdisho — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah wasiirka howlaha guud ee Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, waxaana ka wareysanay heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku garaeen Ankara. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan. Your browser doesn’t support HTML5 Martida Makrafoonka: Wasiir Cilmi Maxamuud Nuur