Dowladda Itoobiya ayaa Taye Atske Selassie u dooratay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee Itoobiya ee lixda sano ee soo socota.
Taye Selassie ayaa ahaa wasiirka Arrimaha dibada Itoobiya, wuxuuna hadda bedelay Sahle Worke Sawde oo ah madaxweynaha xilka ka degay.
Warbixintan waxaa Jigjiga ka soo diray Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Itoobiya oo maanta dooratay madaxweyne cusub