Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnimada kursiga ay ku matasho degmada shanaad ee gobolka Minnesota ee xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka.
Ilhan ayaa doorashada kaga guuleysatay Don Samuels oo isna ah siyaasi dimoqraadi ah. Waana marki labaad oo xiriir ah oo ay Don ku garaaceyso doorashada is reeb reebka kursiga degmada Shanaad.
Guusha Ilhan, ayuu Nur Hassan Nur oo Washington jooga ka wareystay, wariyaha VOA-da ee Minnesota, Maxamuud Mascadde.
Your browser doesn’t support HTML5
Guusha Ilhan Cumar.m4a