Qubanaha VOA

Your browser doesn’t support HTML5

Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo. Qubanaha VOA waxaad ka heli kartaa wararka iyo xaaladda tagan ee Soomaaliya iyo dunidda oo dhan, barnaamijyada caafimaadka, tiknoolajiyadda, ciyaaraha iyo waliba madadaallo.