Faaqidaadda: Muranka Wabiga Niil ee Masar iyo Ethiopia
Falastin Iman
Wabiga Niil ee mara wadamo ay ka mid yihiin Masar, Suudaan iyo Ethiopia.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa ay ku eegeynaa muranka u dhaxeeya wadamada Masar iyo Ethiopia ee la xiriira biyaha Wabiga Niil. Murankaasi ayaa dad badan waxa ay muujinayaan inuu saameyn ku yeelan karo Soomaaliya.