Aqalka Dhaqanka ee Chatham House ee magaalada London ayaa daaha ka qaaday shalay War-bixin uu ka qoray qorshaha dalkaasi Jabuuti. David Styan oo Culuunta siyasadda ka dhiga Kulliyadda Birkbeck ee Jaamacada London oo qoray warbixintaasi ayaa Haaruun Macruuf uga warramay warbixintan, wuxuuna ugu horeeyn weeydiiyay waxa uu yahay qorshaha isdhexgalka dhaqaalaha ee Jabuuti waddo.
warbixintaas oo ay Ibrahim Hassan Daandurey iyo Caasha Ibraahim si talantaali ah u soo koobayaan halka hoose ka dhageyso.