Barnaamijkan oo ay ka qeyb galayaan khuburo dhanka saxaafadda ah, ayaa waxa uu gabagabo u yahay barnaamijkii taxana ahaa ee aan todobaadkan uga hadleynay Anshaxa Saxaadfadda Soomaalida.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Haarun Macruuf.