Sawirro muujinaya abaaraha ka taagan Soomaliya.
Sawirro: Abaaraha ka Taagan Soomaaliya

9
Geelley agtaagan geel ay ku waayeen abaarta

10
Qoys abaartu ay saameysay oo sugaya gargaar.

11
Xero ay dagan yihiin dadka ay abaaruhu soo barakiciyeen gobolka Togdheer.

12
Hinda Axmed, waa hooyo abaarta ku wayda 2 caruur ah iyo 200 oo riyo ah.