Madaxweynaha dowlad degaanka Somalida Ethiopia Cabdi Maxamed Cumar ayaa VOAda ugu waramay magaalada Addis Ababa, waxuuna marti ku yahay barnaamikeena Martida Makaroofanka ee Todobaadkan.
Martida: Madaxweynaha Dowlad Degaanka Somalida Ethiopia
- Falastin Iman
